Etienne de la Boetie
2015
Sidee ku dhacday daaquud (tyrant) xukun iyo awood haysta dadkana dhiba uu kursiga ku raago waqti dheer? Etienne dela boetie (1530-1536), isagoo 18 jir ayuu qoray oo ka bixiyay jawaab oo ilaa hadda ansax ku ah su,aashaas. Hala dagaalamin, waxna ha ka qaadan, kaliya adigu isaga waxba ha siin hana u oggolaan. Daaquudku wuxuu sii joogi inta dadku ka yeelayaan ayuu si layaab leh Etienne inoogu sheegayaa. Dadka ku hoos nool nidaam daaquud (somalia, ethiopia, iyo maalmahan danbe kenya) waxaa ka dhaadhacsan in aan la waayi karin nidaamka ama lagama maarmaan ay tahay, sida dadka haddii lagu khasbo in koontrool loo sameeyo inay aaminaan in haddii koontrool ka la waayo uu amnigu faraha ka baxayo arrinka waxaa saa ka dhigayana ay tahay caadaysiga.
Read this work at the World Public Library (library card needed).